Telegram
Telegram Channel Link
Somali Travel Telegram Channel Link
๐
2
views
โ
0
joins
About this telegram channel link
Kusoo Dhawoow Page Ka Rasmiga Ee Somali Travel agency โSHABAKADA DHINACA SOCDAALKA โ ๐ซ ๐ ๐จ๐ฆ๐ฆ๐บ๐ช๐บ๐ธ๐ช๐ฉ๐ช ๐ง๐ป ๐ ๐ซ
Telegram Channel
Latest public posts from this Telegram channel.
350
subscribers
26 Apr 2026
latest post
Bishaaro dhaliyada TEAM SOMALI TRAVEL waxa la bilaabay barnaamij ay hogaaminayaan dhaliyarada teamka oo kala jooga USA ๐บ๐ธ , GERMANY ๐ฉ๐ช , SWEDEN ๐ธ๐ช. kaas oo daaran bakhtiyaa nasiib lagu guulaysanoyo .Waxad kaga qayb qaadanisaa lacag yar sida 0.5 $ oo ah qaybta hoose 1$ qaybta Vip da ee lacaga waaweyn ku jiraan Barnaamijkan waa live tiktok waxanu socdaa imaka muddo bil iyo 12cisho ah runtiina waxa kuguulaystay dhaliyaro aad u badan kuna faiday . ๐Haddaba noogu kaalay liveka si aad uga qayb qaadatid ๐๐ฅถ
๐จNew update dhaliyarada aan haysan lacagaha ๐ณโ
Hello guys waan ogahay inaan idinka soo daahay lakiin intaas ba idinkaa idiin maqnaa Waxan sida laba arin oo fursad u ah dadka jooga dhulkeena hooyo ee dhoofka raba 1. Waxa haynaa team kala duwan jooga America ๐บ๐ธ iyo Germany ๐ฉ๐ช oo ragga iyo dumarba ah waxayna rabaan dad ay ku ka xeeyaan lamaane ahaan2. Arinkan waa mid aad qiimihiisa iyo hawshiisa qofka marka laguugu xiro adoo diyaara aad kala tashan doontaan lakiin waxa fursadan loo ogol yahay passport kale ee aan somali ahyn dadka haysta Hadafkeenu waa inaan dhaliyarada tahriibka ka joojino oo u raadino wadooyin u qalma inay naftooda ku amini lahaayeen bad ๐ข๐ฃ
Somali Travel pinned a photo
Waxa inoo bilaabmay xareynta visaha Netherlands ๐ณ๐ฑ oo qiimahiisu yahay 5k$ Lacagtu waa kala dhigasho Process ka ayaa laguu bilaabaya adiga oo xogtaada kusoo gudbi aya online Waxa lagaa rabaa passport noocwalba waa caadi , warqada dambi la'aanta , warqada caafimaadka , aqoontaada ama xirfad fiican oo aad Lee dahay Haddii xitaa haysan documents kaas waa laguu dhamayn karaa Nala ga soo xiriir INSTAGRAM
Safar ayaa baxaya ๐ณ๐ฑ .....
Si fiican u dhagayso kuwani waa dhaliyaradii algeria ๐ฉ๐ฟ ka baxday kuwaas oo 15 cisho bada ku jiray waxa xusid mudan anaan helnay qaar ka mid ah oo soo badbaaday oo aan codkan ka soo duubnay Wixii dhintay alle ha u naxariisto ๐๐ญDhaliyaro tahriibkaan idinkaga digaa waxanan jeclahay inaad idinkoo amaana tagtaan waxa balan qaadinayaa inaan wado walba oo ku baxdaan aan idin siino fadlan naftiina halis ha gelin โ๐
Waxa jira dhaliyaro wax fahamsan oo inta badan luuqa naga soo waydiiya youtube kii aaway runtii youtube ka cilad ayaa qabsatay in muddo ahba haysatay oo si fiican umaanan soo jeedsan hadda saa u jeedaan waxa dirnay codsi waanan suginaa najiitada inshallah idina soo duceeya in laynoo soo celiyo waayo xoggo badan ayaan idiin soo dhigi jirnay ..
Congratulations team Somali Travel for 20k followers on tiktok ๐คฏ
Big News โ
๐Waa wiil ka mid ah dhaliyaradii isticmaali jirtay 1xbet kuna sameystay Promocode: MINISOTA12 Oo ila soo wadaagay lacagtii uu ka sameeyey muddo bil ah waxanu usoo diray xilli aan mashquul sanayn anaga iyo teamka dhinaca intagramka HAMBALYO, HAMBALYO inshallah dhamaan dhalinta waxan ku dhiiri gelinaa inay ku samaystaan MINISOTA12 ka dib ay isticmaalan muddo bil ah iyo wixii ka badan waxay arki doonaan wax ay ku farxaan oo ah cashback
Somali Travel pinned a photo
Dhamaan dhaliyarada waxan ku war gelinaa inay diyaar yihiin visooyinkii Dalalka kala ah โ Findlan ๐ซ๐ฎ โ Sweden ๐ธ๐ช Shuruuda waa inaad tahay qof haysta passport aan ahayn ka somaliga sida Ethiopia ๐ช๐น ka ama Djibouti ๐ฉ๐ฏ iyo wixii la mid ahMudda da waa kaliya 20cisho Intagramka ayey shaqadu ka socotaa
Dhaliyada Spain ๐ช๐ธ raba Ha yimaadaan intagramka waa diyaar waa loo xareynayaa kaliya Passport aana ahayn somali waa laguugu xareyn karaa
Instagram kan
Waxa idin hayaa vise France ๐ซ๐ท kaas aan ugu talagalnay dhaliyarada somali Travel Qiimaha waa mid ku raali gelinaya Lacagtu waa dhex marka aad tagtid ayuunbaa bixinisaa Nooca visaha waa shaqo Dadka kaliya loogu talagalay waa dadka wada passport Kenyan ๐ฐ๐ชNagala soo xiriir ๐
New update France ๐ซ๐ท ๐จโ๏ธ
Ogaysiis ๐จShanties qof ee aan u baahnayn waa la helay waxayna baxayaan inshalaah ilaa todobaadka soo socda NG : lambarka idinla wadagay kaliya waxa ugu talagalay dadka aan u baahanahay ee safarka ugu talagalnay sidaa darteed madaama oo la helay dadkii lama wici waayo qof kaasi waa muqalas shaqaynaaya oo safar ah
Guys ku samaystaa 1xbet account kaaga promocodeka: MINISOTA12 waxa sameeyey bulsho usa joogta gaar ahaan minisota oo somaaliyeed waxayna ugu talagaleen dhalinta somaliyeed inta ramadaanka waxa uu bixinayaa cashback u dhexeeya 1000 iyo wixii ka yar ka faidayso Waliba marka mu samaysato lacag soo dhigo ugu yaraan 5 si aad u heshid cashback gaas
Telegram Channel Link information
Category
General
Country
๐ธ๐ด Somalia
Language
English
Type
Telegram Channel Link
Subscribers
350