Home › Groups › Somali News
Somali News Telegram
Telegram Channel Link

Somali News Telegram Channel Link

★★★★★ 0.0 (0 ratings)
👁 4 views ↗ 1 joins
🇸🇴 Somalia 🌐 English # General
About this telegram channel link
Soomaalideena iyo Somaliyadeena
Telegram Channel

Latest public posts from this Telegram channel.

47 subscribers
23 May 2022 latest post
Click to fetch the latest posts directly from Telegram.
Dab xooggan oo ka kacay Suuq ku yaalla Muqdisho
Lacagaha Somalia loogu deeqay 3sano ee ugu dambeesay
Puntland: waxaa Xabsiyada Garowe iyo Bosaso lagu xirxiray dhalinyaro u dabaaldagaysay 18May oo ah maalinka Gooni-isutaaga somaliland
Sida ay xaqiijinayaan warar soo baxaya Safiirka Imaaraatka Carabta ee Kusugan Muqdisho oo uu weheliyo Wasiirka Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdulaahi Maxamed Nuur ayaa saaka tagay Bangiga Dhexe, halkaas oo ay kala soo baxeen lacag dhan $9.6malyan oo ahayd lacagtii lagu qabtay garoonka Aadan Cade sanadkii 2018-kii, taas oo ay Hay’addaha DFS isku khilaafeen bilo kahor.Sida ay xogtu cadeynayso talaabada ayaa ahayd mid soo bilaabatay maalmo ka dib doorashadii Soomaaliya, marka ay dhamaatay, iyadoo horey RW Rooble u amray in lafasaxo, balse uu diiday Madaxweyne Farmaajo.Sida ay xaqiijinayaan Ilo wareedyo Madaxweyne Xasan ayaa habeen kahor amray in lacagta la fasaxo.Safiirka iyo Wasiirka Amniga ayaa watay warqad amar ah oo lagu fasaxayo lacagtan, taas oo la aaminsan yahay in ay ogolaansho kahaysato madaxda la doortay.
Laascaanood: Somaliland oo jirdil iyo toogasho isugu dartay banaanbaxayaal
#Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Aadan (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay madaxweynaha JFS mudane Hassan Sheikh.kulankaan ayaa ahaa mid ay uga wadatashanaayaan xilligaan kala guurka ah.
Telegram Channel Link information
Category General
Country 🇸🇴 Somalia
Language English
Type Telegram Channel Link
Subscribers 47
Rate this group

How would you rate this community?

0.0 ★ Join Group →