Telegram
Telegram Channel Link
β’β¦β₯SOMALIβARMYβ·π Telegram Channel Link
π
3
views
β
0
joins
About this telegram channel link
WELCOME REALLY SOMALI ARMY CHANNEL πΈπ΄π Ugu imow warbixinnada cusub ee btsπ€ Sawiro Video π―πͺ
Telegram Channel
Latest public posts from this Telegram channel.
148
subscribers
01 Sep 2023
latest post
Hi Army I hope waxan rajaynaa inaad caafimad qabtaan annaga intii dadalkeena ah wax waan samaynay lkn ma suira gelin waayo melwalba ciwan somali army ayaa laga furay waxan rajaynaynay adinkoo annaga na eegin inaan magaca army aduunka tusno aan kor isku qaadno ajaanibtana ay arkaan inay jiraan somali army mardhaweyd gabar ajnabi ah ayaa youtube fariin iigu soo dirtay waxayna idhahday ma somali army ayaa jiro waligay maba aan arage wadamo badan ayaan arkay lkn hada ayaan arkayaa ee mise Milyan ayaa tihiin ?Su,aashaas jawaab wan uwayay aniga ?Blse waxaa dhacday in anagiiba is xasdayno aanan cidna cidkale wax u ogolaynin ma aqaan dhibaatada na haysato midna waa xaqiiqa somali army lagama yaabo in cidna na aqoonsato wayo annaga ayaanba doonaynin taas guul ayan idin rajaynaynaaIyo qof qof noola aqoonsado ππ
https://youtu.be/uXiHXZbEWu4?si=ph7gqOlwmvFtHEBoBooqdaπ
Gabdhii yaa nool ani markoo waa tahriibay iga war haaya yaman ayaan jogaa saakay lug ku baxayππ
π
https://youtu.be/hjUPpWdjtxo?si=oPVA9EahlsCs4n7CBooqda
https://youtu.be/-D8Q787zOKw?si=jLbq7hYlyCJ9YVYFBooqda
Gabdho youtube inaad booqataan oo subscribe soo saartaan sameeya annaga waan idin dadalaynaa intii aan awoodno adinkana garab nagu siiya ma aqaan waxa nagu kalifaayo inaan is xasadno annago waqti idin siinayno alx hada intiina badan wad na garab joogtaan waana idin mahad celinaynaa inta dhimana waan rajaynayaa inaad na fahantaan mahadsanidiin π Army πβ€οΈ
https://youtu.be/lr_L5_O88A4?si=yeBws_2161jh6gyh
Farxadiiisaππ«π«Άπ»
Waa laytagyπ§ββοΈπ§ββοΈππ
Alx iga tag dheh haday tiktok iga xiraan intee xanta ku sheegaa meel aan isaga ahayn maba ku nafisi karee habeen wanagsan waziirow adna hasoo kicin illaa qarada madow aan ka tago ladib niiki niiiki shidee dheel hadad doonto ππ
Waziirka udhawahay saas darteed weye anigu iga bilaabay π©π©π©
Waziir kanini hurdaan siyay ana waan sexday byπππ€ΈββοΈπ§ββοΈπ§ββοΈ
Aniga tiktok iiima shaqaynaayo malay jeedaaa πππππ
Kagaaraaayπππ
Wuu dhintay wuu baxsaday πππππ»
Ama waziirka hurda la tagtay πππ
Suga suga farxada keydsada heyska dhameynina in 12:00 lala sugoyo macqul aheeπππ
11:40 Pm si rasmi ah ayaa loo xiraya army youtube kala socda waxii warbixina ah Isma dhaafno nabad gelyo ππβ€οΈβπ₯
https://youtu.be/-Ls7A4IXa7w?si=45abCUUrb4SpP9dABooqda army πβ€οΈ
https://youtu.be/teCBsFTzAh8?si=edDXwnEVSW9YHYLmArmy meshaan waa lagu kala tagi rabaa plz youtube kor uqaada melo kalena waan furi doona i.a β€οΈπ
Telegram Channel Link information
Category
General
Country
πΈπ΄ Somalia
Language
English
Type
Telegram Channel Link
Subscribers
148