Home β€Ί Groups β€Ί β€’β—¦β₯SOMALI❉ARMYβ·πŸ’œ
β€’β—¦β₯SOMALI❉ARMYβ·πŸ’œ Telegram
Telegram Channel Link

β€’β—¦β₯SOMALI❉ARMYβ·πŸ’œ Telegram Channel Link

β˜…β˜…β˜…β˜…β˜… 0.0 (0 ratings)
πŸ‘ 2 views β†— 0 joins
πŸ‡ΈπŸ‡΄ Somalia 🌐 English # General
About this telegram channel link
WELCOME REALLY SOMALI ARMY CHANNEL πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’œ Ugu imow warbixinnada cusub ee bts🀌 Sawiro Video πŸ’―πŸ’ͺ
Telegram Channel

Latest public posts from this Telegram channel.

148 subscribers
01 Sep 2023 latest post
Click to fetch the latest posts directly from Telegram.
Hi Army I hope waxan rajaynaa inaad caafimad qabtaan annaga intii dadalkeena ah wax waan samaynay lkn ma suira gelin waayo melwalba ciwan somali army ayaa laga furay waxan rajaynaynay adinkoo annaga na eegin inaan magaca army aduunka tusno aan kor isku qaadno ajaanibtana ay arkaan inay jiraan somali army mardhaweyd gabar ajnabi ah ayaa youtube fariin iigu soo dirtay waxayna idhahday ma somali army ayaa jiro waligay maba aan arage wadamo badan ayaan arkay lkn hada ayaan arkayaa ee mise Milyan ayaa tihiin ?Su,aashaas jawaab wan uwayay aniga ?Blse waxaa dhacday in anagiiba is xasdayno aanan cidna cidkale wax u ogolaynin ma aqaan dhibaatada na haysato midna waa xaqiiqa somali army lagama yaabo in cidna na aqoonsato wayo annaga ayaanba doonaynin taas guul ayan idin rajaynaynaaIyo qof qof noola aqoonsado πŸ˜‚πŸ‘
https://youtu.be/uXiHXZbEWu4?si=ph7gqOlwmvFtHEBoBooqdaπŸ‘
Gabdhii yaa nool ani markoo waa tahriibay iga war haaya yaman ayaan jogaa saakay lug ku baxayπŸ‘πŸ˜…πŸ˜œ
Gabdho youtube inaad booqataan oo subscribe soo saartaan sameeya annaga waan idin dadalaynaa intii aan awoodno adinkana garab nagu siiya ma aqaan waxa nagu kalifaayo inaan is xasadno annago waqti idin siinayno alx hada intiina badan wad na garab joogtaan waana idin mahad celinaynaa inta dhimana waan rajaynayaa inaad na fahantaan mahadsanidiin πŸ‘ Army πŸ™β€οΈ
Waa laytagyπŸ§β€β™€οΈπŸ§β€β™€οΈπŸ˜‚πŸ˜‚
Alx iga tag dheh haday tiktok iga xiraan intee xanta ku sheegaa meel aan isaga ahayn maba ku nafisi karee habeen wanagsan waziirow adna hasoo kicin illaa qarada madow aan ka tago ladib niiki niiiki shidee dheel hadad doonto πŸ‘πŸ˜‚
Waziirka udhawahay saas darteed weye anigu iga bilaabay 😩😩😩
Waziir kanini hurdaan siyay ana waan sexday byπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ€Έβ€β™‚οΈπŸ§˜β€β™‚οΈπŸ§β€β™€οΈ
Aniga tiktok iiima shaqaynaayo malay jeedaaa πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
Wuu dhintay wuu baxsaday πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ’€πŸ‘»
Suga suga farxada keydsada heyska dhameynina in 12:00 lala sugoyo macqul aheeπŸ˜­πŸ˜‚πŸ˜‚
11:40 Pm si rasmi ah ayaa loo xiraya army youtube kala socda waxii warbixina ah Isma dhaafno nabad gelyo πŸ˜­πŸ’”β€οΈβ€πŸ”₯
https://youtu.be/-Ls7A4IXa7w?si=45abCUUrb4SpP9dABooqda army πŸ‘β€οΈ
https://youtu.be/teCBsFTzAh8?si=edDXwnEVSW9YHYLmArmy meshaan waa lagu kala tagi rabaa plz youtube kor uqaada melo kalena waan furi doona i.a β€οΈπŸ‘
Telegram Channel Link information
Category General
Country πŸ‡ΈπŸ‡΄ Somalia
Language English
Type Telegram Channel Link
Subscribers 148
Rate this group

How would you rate this community?

0.0 β˜… Join Group β†’