Telegram
Telegram Channel Link
Somali_English Intermediate Telegram Channel Link
👁
2
views
↗
0
joins
About this telegram channel link
Wakhti iyo Lacag Ha iska Lumin,Qarnigii Hore Maha 🚫Yaan lacag laga shaqeysan 🚫Wakhti badan lagaa dilin 🚫Lagugu dheereyn casharka 🚫Marmarsiiyo habsan lagugu eryin 🚫Yaan Lagu Maamulin Caqliyan ✅Free Adigu isxilqaan @Somalienglish3 @SomaliEnglish1
Telegram Channel
Latest public posts from this Telegram channel.
165
subscribers
05 Sep 2026
latest post
🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🌙👉 Idaacada-halkan━━━━━━━━━━━━1️⃣ 🎓 Aqoon & Fasalo• 13k ➜ 🔥 Taabo Halkan• 27k ➜ 🔥 Taabo Halkan• 15k ➜ 🔥 Taabo Halkan• 28k ➜ 🔥 Taabo Halkan• 11k ➜ 🔥 Taabo Halkan━━━━━━━━━━2️⃣ 🚺 Aqoon & Xikmado• 18k ➜ 💫 Taabo Halkan• 20k ➜ 💫 Taabo Halkan• 26k ➜ 💫 Taabo Halkan• 18k ➜ 💫 Taabo Halkan• 42k ➜ 💫 Taabo Halkan• 16k ➜ 💫 Taabo Halkan• 20k ➜ 💫 Taabo Halkan• 19k ➜ 💫 Taabo Halkan━━━━━━━━3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris• 76k ➜ 📌 Taabo Halkan• 160k ➜ 📌 Taabo Halkan━━━━4️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada• 15k ➜ 🌙 Taabo Halkan• 20k ➜ 🌙 Taabo Halkan• 16k ➜ 🌙 Taabo Halkan• 18k ➜ 🌙 Taabo Halkan• 20k ➜ 🌙 Taabo Halkan• 19k ➜ 🌙 Taabo Halkan• 17k ➜ 🌙 Taabo Halkan• 26k ➜ 🌙 Taabo Halkan━━📭 Powered by:🛑 Dhegeyso Buug🛑 Maktabada Buugta
🌙☪️Hambalyo🧕🌙1️⃣🌙 Aqoon & Fasalo 🎓📖🎯 13k 👉 @maanhage🎯 27k 👉 @Farsamada🎯 15k 👉 @Somalienglish1🎯 28k 👉 @Somalienglish3🎯 11k 👉 @Somaliarabic2️⃣ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️✨ 18k 👉 @Hasancaashaq✨ 20k 👉 @dareen_side✨ 26k 👉 @KobciAqoontaada2✨ 18k 👉 @QalbiDhaye143✨ 42k 👉 @XikmadoSom✨ 16k 👉 @Noqoxiddig✨ 20k 👉 @Dunnidasuugaanta✨ 19k 👉 @AishaAhmed993️⃣ Buugaag & Akhris 📚✨📖 76k 👉 @Somalilibrary📖 160k👉 @Somalibooks4️⃣ Diinta & Duunyada 🌙🌙 15k 👉 @kalimakariim🌙 20k 👉 @Al_xakiim🌙 16k 👉 @Albaanichannel252🌙 18k 👉 @hogaan_Dumar🌙 20k 👉 @dareen_side🌙 19k 👉 @Diinteenna_Macaan🌙 17k 👉 @Etminnan7🌙 26k 👉 @Quruxdaislaamka——🫡-📭Powered by: https://dhegeysobuug.substack.com
━━━━1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan━━━━━━━━━━━2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan✨ 19k 👉 👉 Taabo halkan━━━━━━━━━━━━3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris📖 76k 👉 👉 Taabo halkan📖 160k 👉 👉 Taabo halkan━━━━━━━━━━━━━🎯 13k 👉 👉 Taabo halkan🛠 27k 👉 👉 Taabo halkan🇬🇧 15k 👉 👉 Taabo halkan🎓 28k 👉 👉 Taabo halkan🇸🇦 11k 👉 👉 Taabo halkan❓❓❓❓📭 Powered by: 👉 Taabo halkan📵ku hel Buugaagta Emailkaaga
🔥 GEN Z VOCABULARY — PART 3 🔥🎓 Baro English-ka ay dhalinyarada maanta isticmaalaan!• 😍 RIZZ = Xirfad qof lagu soo jiito🗣️ He has a lot of rizz.➡️ Wuxuu leeyahay xirfad uu dadka ku soo jiito.• 🧢 CAP = Been🗣️ That's cap!➡️ Taasi waa been!• 😎 COOKED = Dhibaato ku jira / Xaalad adag ku jira🗣️ I'm cooked for the exam.➡️ Imtixaanka waan ku dhibbanahay.• 💯 VALID = Sax ah / La aqbali karo🗣️ Your opinion is valid.➡️ Fikraddaadu waa sax.• 🚶 NPC = Qof aan fikrad gaar ah lahayn🗣️ Don't be an NPC.➡️ Ha noqon qof dadka iska raaca.📝 Challenge-ka Maanta:Isticmaal erayada RIZZ, CAP, ama VALID kuna qor jumlad English ah! 👇#SomaliEnglish1 #GenZVocabulary #LearnEnglish #EnglishForSomalis@SomaliEnglish1 🔥📚✨
🔥 GEN Z VOCABULARY — PART 2 🔥🎓 Baro English-ka ay dhalinyarada maanta isticmaalaan!• 🤝 BET = Haye / Waa la isla qaatay🗣 Meet me at 5 PM.🗣 Bet!➡️ Haye, waa la isla qaatay!• 😎 GOAT = Qofka ugu fiican🗣 Messi is the GOAT.➡️ Messi waa kan ugu fiican.• 🔥 FIRE = Aad u fiican / Cajiib🗣 Your new phone is fire!➡️ Telefoonkaaga cusub waa cajiib!• 👀 SUS = Shaki leh🗣 That story sounds sus.➡️ Sheekadaas shaki ayay leedahay.• 🚀 VIBE = Jawi ama dareen wanaagsan🗣 This place has a good vibe.➡️ Meeshan jawi wanaagsan ayay leedahay.📝 Challenge-ka Maanta:Isticmaal erayada BET, GOAT, ama FIRE kuna qor jumlad English ah! 👇#SomaliEnglish1 #GenZVocabulary #LearnEnglish #EnglishForSomalis@SomaliEnglish1
Local AI: Kaaliye Free ah, Bilaashka ah, Offline nO internet OgowMaalin kasta waxaan maqalnaa AI, laakiin inta badan qaladaadka sida ChatGPT waxay u baahan yihiin xiriir internet ah oo xogahaaga u diraan server-yada dibadda. waxaa socota dabeyl cusub oo local Phon
🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🧕🌙━━━━━1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan━━━━━━━━━━━2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan✨ 19k 👉 👉 Taabo halkan━━━━━━━━━━━━3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris📖 76k 👉 👉 Taabo halkan📖 160k 👉 👉 Taabo halkan━━━━━━━━━━━━━🎯 13k 👉 👉 Taabo halkan🛠 27k 👉 👉 Taabo halkan🇬🇧 15k 👉 👉 Taabo halkan🎓 28k 👉 👉 Taabo halkan🇸🇦 11k 👉 👉 Taabo halkan❓❓❓❓📭 Powered by: 👉 Taabo halkan📵ku hel Buugaagta Emailkaaga
📘 Vocabulary (Intermediate English) Part 4 ✨📚Gain – helid / kasbid 🎯Handle – maareyn 🛠️Identify – aqoonsi 🔎Join – ku biirid 🤝Keep – hayn / sii wadid 📦Lead – hoggaamin 👑Notice – ogaan / dareemid 👀Offer – soo bandhigid 🎁Protect – ilaalin 🛡️Question – su’aal weydiin ❓Reach – gaadhid 🏁Share – wadaagid 📤Train – tababarid 💪Use – isticmaalid 🔧Value – qiimeyn 💎💡 Motivation“Every expert was once a beginner. Keep learning.” 🌱📚
📘 Vocabulary (Intermediate English) Part 3 ✨📚Assist – caawin 🤝Calculate – xisaabin 🧮Challenge – caqabad 🧗♂️Compare – isbarbardhig 🔎Conclude – gabagabeeyn 📝Consider – tixgelin 🤔Create – abuurid 🎨Decide – go’aan qaadasho ✔️Define – qeexid 📖Develop – horumarin 🌱Encourage – dhiirrigelin 👏Explain – sharaxid 💬Focus – diiradda saarid 🎯Organize – abaabulid 📂Prioritize – mudnaanta siin 🏅💡 Motivation“Success doesn’t come to you. You go to it.” 🚀💪
📚English Somali Phrasebook With Useful Word list. Buugaan Waa buug Aad ku baran Karto Luqada Ingiriiska Maclin La, aan Waxaa Logu Talo Galey ardaydda Barata Ingiriiska iyo Dadka ku Cusub Wadamada shisheeye Qaasatan AmericaBuugaan waxaa kaloo Ku jira boqolaal Ereyo English iyago ku Turjuman SomaliFasaladaF- BILOW @somalienglish1F- DHEXE @Somalienglish3
@Somalienglish1@Somalienglish3
📘 Vocabulary (Intermediate English) Part 2 ✨📚Achieve – gaadhid / hirgelin 🏆Adapt – la qabsasho 🔄Analyze – falanqayn 🧠Approach – hab / qaab loo wajaho 🚶♂️Avoid – ka fogaansho 🚫Communicate – isgaarsiin 💬Complex – adag / isku dhafan 🧩Concentrate – diirad saarid 🎯Demonstrate – muujin 📢Determine – go’aamin 🧭Improve – horumarin 📈Influence – saameyn 🌀Maintain – sii hayn 🛠️Manage – maarayn 🗂️Progress – horumar 📊💡 Motivation“Growth begins when you step outside your comfort zone.” 🌱🔥
📘 Vocabulary (Intermediate English) Part 1 ✨📚Acquire – kasbadid / helid 🏅Assume – u qaadasho 🤔Benefit – faa’iido 🎁Challenge – caqabad 🧗♂️Confident – kalsooni leh 😎Effective – waxtar leh ✅Effort – dadaal 💪Encourage – dhiirigelin 🌟Essential – muhiim ah ⭐Expand – ballaadhin 📈Opportunity – fursad 🚪Prepare – diyaarin 📝Require – u baahan 🔎Respond – ka jawaabid 💬Succeed – guulaysi 🏆💡 Motivation“Push yourself to grow every single day.” 🚀📘
🔥 GEN Z VOCABULARY — PART 1 🔥Maanta waxaan kuu keenay 5 Kalmadood oo English ah oo Dhalinyarada Adduunka (Gen Z) ugu badan isticmaala! 🌍Haddaad rabtid inaad English si casri ah u hadashid — kalmadahan baro! ✅━━━━━━━━━━━━━━━━━━🔥 SLAY → Wax si xoog ah u qabso💀 DEAD → Aad u qoslay✨ NO CAP → Run ah, been ma ahan😤 LOWKEY → Xoogaa / qarsoodi ah🎯 HIT DIFFERENT → Dareen gaar ah bixiya━━━━━━━━━━━━━━━━━━#SomaliEnglish1 #GenZVocabulary #EnglishSomali@Somalienglish1
🌍 Noocyada Dadka - Qaybta 5aad (Part 5) 🌍Mentor 🧑🏫: Qof khibrad leh oo dadka kale hagaya.Explorer 🧭: Qof u safra si uu u helo meelo cusub.Giver 🎁: Qofka jecel inuu wax bixiyo.Protector 🛡: Qofka difaaca oo ilaaliya dadka kale.Scholar 🎓: Qofka u heellan barashada iyo aqoonta.Artist 🎨: Qofka hal-abuurkiisa ku muujiya farshaxanka.Meditator 🧘: Qofka ku dhaqma feejignaanta iyo degganaanta.facilitator: Qofka fududeeya habraacyada kooxaha.Conservator 🌳: Qofka ilaaliya dhaqamada iyo deegaanka.Isticmaal tags si aad u heshoNoocyada_dadka@Somalienglish3 #Noocyada_dadka Noocyada_dadka
💡 Noocyada Dadka - Qaybta 4aad (Part 4) 💡Innovator 💡: Qofka abuura fikrado cusub.Analyst 📊: Qofka si taxaddar leh u falanqeeya.Caregiver 🫂: Qofka bixiya taageero iyo daryeel.Strategist ♟: Qofka qorsheeya yoolalka.Advisor 🗣: Qofka bixiya talo iyo hagitaan.Peacemaker 🕊: Qofka xalliya khilaafaadka.Performer 🎤: Qofka madadaaliya dhagaystayaasha.Collector 📚: Qofka ururiya waxyaabaha.Dreamer 🌠: Qofka leh fikrado iyo hammi hal-abuur leh.Dreamer 🌠: A person with creative ideas and ambitions.Isticmaal tags si aad u heshoNoocyada_dadka@Somalienglish3 #Noocyada_dadka Noocyada_dadka
Telegram Channel Link information