Home โ€บ Groups โ€บ Somali_booksโ˜€๏ธ๐Ÿ“š๐Ÿง 
Somali_booksโ˜€๏ธ๐Ÿ“š๐Ÿง  Telegram
Telegram Channel Link

Somali_booksโ˜€๏ธ๐Ÿ“š๐Ÿง  Telegram Channel Link

โ˜…โ˜…โ˜…โ˜…โ˜… 0.0 (0 ratings)
๐Ÿ‘ 3 views โ†— 0 joins
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Somalia ๐ŸŒ English # General
About this telegram channel link
You can view and join @somali_books1 right away.
Telegram Channel

Latest public posts from this Telegram channel.

137 subscribers
04 Oct 2024 latest post
Click to fetch the latest posts directly from Telegram.
Inta dooneyso in ay wax ka ogaato dhagarta maansooniyada waxaan halkaan idinku hayaa laba buug oo ku qoran luqada Afsoomaaliga si aad u aqriso ama u dhaeysato waxaa raacdaa lifaaqa hoose๐Ÿ“š MASHRUUCII LA DAGAALANKA NUURKA ๐Ÿ“– Halkaan taabo si aad u aqriso buuga๐ŸŽง Halkaan taabo si aad u dhageeysato๐Ÿ“š ANTIKIRIISTOOS๐Ÿ“– Halkaan taabo si aad u aqriso buuga ๐ŸŽง Halkaan taabo si aad u dhageeysato#dhartaMaasooniyada
๐Ÿ“š DAAWADA JACEYLKAOgoow dhibaatada ugu badan ee lagala kulmo daaweynta jaceylka waa la qabsiga qofka uu la qabsaday qofka kale.โ”โ”โ”โ”โ”| ๐…๐š๐š๐ก ๐…๐š๐š๐ก๐ข๐ง |โ”โ”โ”โ”โ”๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ฎ: โž  Daawada Jaceylka๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ: โž  Xasan Maxamed Axmed๐—ก๐—ผ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ: โž  PDF ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ฟ: โž  0.3 MB๐—•๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ: โž  19๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ถ๐—ถ: โž  #B306โ”โ”โ”โ”| @somalilibrary |โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”| @somalibooks | โ”โ”โ”โ”ษดแด€ษขแดœ แด›แด€แด€ษขแด‡แด‡ส€ แด…สœษชษชส€ษชษขษชสŸษชษด แด€y ษดแดแด แด›แด€สœแด€yโค๏ธ ๐—Ÿ๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ ๐Ÿ‘ ๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ ๐Ÿ’ฌ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜€-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-๐Ÿ“ฅ 1 sac kadib hoos ka dagso: ๐Ÿ‘‡
Buugan ayaa idin hayaa hada dabka laga soo qaaday โค๏ธLove#Sheeko#Diin
Barnaamijkii cid inoo daadihisa helay diyaar hala ahaado insha'allah.๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™Time kana aad haloo ilaaliyo dhallinyaro waan idinku adkaynayaa insha allah 8:00pmBarnaamijkuna xilligiisi ayuu inoo qabsoomayaa waxba iskama baddelin sidaas ula socda.Mhdsantihiin.โค๏ธ
๐Ÿ“šFanka Maamulka' PdfW/Q: James Menzies.W/T: Cabdiraxmaan Xuseen Samatar.@somalibooksโญ•๏ธ Taabo : Shareโค๏ธ
๐Ÿ“šQirashadii Jaajuuska Ingiriiska PDFHordhac -Repostโ—๏ธCadawga Islaamka waxaa ugu wayn Yahuuda iyo mushrikiinta sida Allahu Tacaalaa qurโ€™anka kariimka noogu cadeeyay Allahu Tacaalaa waxaa uu kitaabkiisa quraanka kusheegay sidatan:nin layiraahdo Cabdulaahi Binu Saba ee Yahuudiga ahaa ee reer Yamaneedka ahaa waxaa uu ahaa (Mushrikiinta Iyo Yahuuda Ayaa Ugu Cadaawad Badan Muโ€™miniinta) Maaโ€™ida Aayada/82, Islaamka burburintiisa dhanka gudaha waxaa u istaagay ninkaan waana ninkii ugu horeeyey ee Islaamka fidno ka dhex abuura waxaana uu aas aasay firqada layiraahdo Shiicada taas oo uu ku weeraraayay caaqiidada saxda ah ee (Ahlusunnah wal jamacah)
muhiimada kalkuleetarkakalkuleetarku waa lama huraan marka xisaabta lagu baranayo dugsiga sare. Waa muhiim in aad taqaanid sida kalkuleetarka si habboon oo kalsooni leh loogu Isticmaalo. Inaad aqoon u yeelato qaabka kalkuletarka loo isticmaalo ayaa kaa caawin doota inaad waqtigaaga badbaadsato, taasoo kuu ogolaanaysa inaad xoogga saarto xisaabta aad ku shaqaynayso,Ku qabta ๐Ÿ‘โค๏ธ
Asc dhallinyaro aadban idin salaamaya dhammaantin waxaan rabaa inaan idinku wargeliyo arin taaso gaar u ah walaalaha barta ama dhameysatay cilmiga aviation ka.Sharaxaad kooban.Aviation:ใ€ŠDuulimaadใ€‹waa safar ku saabsan diyaaradaha ayadoo la isticmaalaayo hawada bada iyo waxii lamid ah. Waxuu u qeybsamaa 2 qeyb oo kala ah 1. Military Aviation/Qeebta malatariga dowladaha ayuu u gaar yahay2. Civil aviation/ duulimaadka rayidka, cargo, dalxiisyada, shaqooyinka kala duwan airporada iwm Qeybtaan waxay qaas u tahay duulimaadka rayidla gaar ahaan (Pilot) duuliyaha diyaarada.Misunderstanding ayaa dhacay ah in aad u fahanteen in laydin barayo markan idin idhi inankaas la hadla maaha ujeedku saas waa dadka barta ama dhameyey cilmiga aviation ka intay group samaystaan dhexdooda kala faaidaystaan dadka rabana uga faaideeyaan waxay kaga horeeyen markaa ciddii baratay ama dhamaysay inankas hala xidhiidho@Abumohamedd11.Mahadsanidiinโค๏ธ
๐Ÿ”‰Codka: Buuga Mashruucii La Dagaalanka Nuurka Halkan hoose kala deg oo ka dhgeyso raaxayso.โ”โ”โ”โ”โ”| ๐…๐š๐š๐ก ๐…๐š๐š๐ก๐ข๐ง |โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ“– ๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ: Mashruucii la dagaalanka nuurka๐Ÿ–‹ ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ: Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac๐ŸŽค ๐—–๐—ผ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ: Hamze Jibril Hassanโš™๏ธ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ฟ: 174.5 MBโฑ ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ: 2:25:06๐Ÿ†” ๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ถ๐—ถ: #B0055{Pdf Kiisa HALKAN KALA DEGCODKAโญ•๏ธโคต๏ธโคต๏ธโคต๏ธโคต๏ธโญ•๏ธhttps://t.me/Somali_Audiohttps://t.me/Somali_Audio
๐Ÿ“š "Ribada"HORDHACA DHIGANAHA:"Ribada"Buuggan waxaa qoray Faarax Axmed Cabdi. Wuxuu ka hadlayaa Ribada; macneheeda,waxay tahay, taariikhdeeda, noocyadeeda, sida looga hortagi karo ama laysaga ilaalin karo iyo waxyaalo kale oo ku saabsan ribada.'
ุงู„ู‚ุงุฑุฆ #ุงุจุฑุงู‡ูŠู…_ุนุณูŠุฑูŠ
Fadlan kasoo qeyb gal kulanka caawa..! ๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ฎ 10 MAGAC-SOCDAALKA SAMADA TODOBAAD, Qeybtii 2-aad, waxuu dul istaagayaa in uu qofku dhex dhunbado quruxda iyo qaayaha samayska Alle Iyo in uu wax badan ka fekero abuurka Alle ee cajabta badan, kaas oo ka bilaabmaya naftiisa. Ka dibna uu Alle jeclaado.Fadlan haddaad dhameysay akhriska dhiganahan, soo qor waan dhammeeyay... waxaaan si gaar ah kuugu casuumi doonnaa xubnaha gorfayn doonna buuggan. Mahadsanid.Goorfaynta dhiganahan Caawa waxaa lagu qaban doonaa Channelkan weyn ee @SomaliBooksGorfaynta Dhiganaha 2-aad ee Bisha August.Buuga: 10 MAGAC-SOCDAALKA SAMADA TODOBAAD, Qeybtii 2-aad.๐ŸŽ™Soo jeedintii: Mohamed Aden.๐Ÿ—“Taariikhda: 04/September/2024โฐ Live Wakhtiga caawa: 20:00 P.M ama 8:00 P.m.๐Ÿ“š Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! ๐Ÿ“š
'ู…ุญุฑู…ุงุช ุฅุณุชู‡ุงู† ุจู‡ุง ุงู„ู†ุงุณ ูŠุฌุจ ุงู„ุญุฏุฑ ู…ู†ู‡ุง'-ู…ุญู…ุฏ ุงู„ู…ู†ุฌุฏ.....- isaga oo Afsomali u tarjuman:https://t.me/somalibooks/8703
"Kamkamkii kalluunka"Waa sheeko gaaban waxana qoray Aw Dacar.@Somalibooks
ู…ู† ุณู†ู† ูŠูˆู… ุงู„ุฌู…ุนุฉ ูก:- ุงู„ุชุณูˆูƒ ูข:- ุงู„ุฅุบุชุณุงู„ูฃ:- ุงู„ุชุทูŠุจ ูค:- ู„ุจุณ ุงู„ุฌู…ูŠู„ ูฅ:- ุงู„ุชุจูƒูŠุฑ ูฆ:- ุงู„ุตู„ุงุฉ ุนู„ู‰ ุงู„ู†ุจูŠ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… ูง:- ู‚ุฑุงุกุฉ ุณูˆุฑุฉ ุงู„ูƒู‡ู Sunooyinka Maalinta Jimcaha Lagaa Rabo 1:- inaad cadeysato2:- inaad qubeysato3:- inaad is udgiso (carfiso) 4:- inaad dhar qurxoon xerato5:- inaad masajidka xilli hore tagto6:- inaad ku saliso Nabiga SCW7:- inaad surat Al-kahfi akhrisoAL XAKIIM CHANNEL
Salaadda subax waa salaadda ugu horeyso salaadaha faralka ee shanta ah waxayna ka mid tahay salaadaha sida weyn uga hadlay Nabiga ๏ทบ uu yiri โ€œNinkii tukada labada qaboobe (salaadda Subax iyo Salaada Casar) jannada ayuu galaaโ€, waxayna ka kooban tahay labo rakco.Haddaad saaka nabad kusoo toostey ilaaheyna kuu qaddaray inaad Masjidka kusoo tukatay salaadda Fajarka waliba waqtigeeda aad ilaalisay, ilaahay u mahad celi maanta intaas ayaaba qof heysan.Arooryo Suuban
Mid ka mid ah nicmadaha Allaah uu nagu galadeystey waxaa ka mid ah Islaamnimada oo la mid ah macno ahaan inaan Allaah si dhab ah ugu hogaansanno.Barqo wanaagsan
๐Ÿ“šYou can Be The Hapeist Women...@Soomalibooks@Ectobooks
Waakan Buubii Cawaysyada SaamalaylkaShare dhaha @Soomalibooks@Ectobooks
Telegram Channel Link information
Category General
Country ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Somalia
Language English
Type Telegram Channel Link
Subscribers 137
Rate this group

How would you rate this community?

0.0 โ˜… Join Group โ†’