Home › Groups › Somali indians healthcare services
Somali indians healthcare services Telegram
Telegram Channel Link

Somali indians healthcare services Telegram Channel Link

★★★★★ 0.0 (0 ratings)
👁 2 views ↗ 0 joins
🇸🇴 Somalia 🌐 English # General
About this telegram channel link
Somali indians healthcare services, waa company ka shaqeeya safarka caafimaadka Bukaanada Soomaaliyeed.
Telegram Channel

Latest public posts from this Telegram channel.

25 subscribers
16 Jan 2025 latest post
Click to fetch the latest posts directly from Telegram.
Adeegeena #Telemedicine si fogaan arag ah ama muuqaal ah📲🧑‍💻 ula hadal Dhaqaatiirta Hindiya|| waa mid kamid ah Adeegyada ugu muhiimsan ee aan Bukaanada Soomaaliyeed udiyaarinay kaas oo Bukaanka kacaawinaya asagoo aanan Safrin Dalkiisana jooga inaan laxiriirino Dhaqaatiirta ugu Qibrada fiican Dalka Hindiya. Cajiib! waa hakuu baaqdo qarashkii badnaa ee Diyaarada ✈️kaaga bixi lahaa iyo Safarka, maantaba nala soo xiriir si'aan kuugu jarno lambarka Dhaqtarka Hindiya mahadsanid. "Caafimaadkaadu waa mudnaan teena koobaad "✍️ +252614033371/+252614033347 +252614023336. https://wa.link/32vvzp https://wa.link/u0yomg https://www.facebook.com/322465667608921 https://www.tiktok.com/@somali.indians?_t=8sPGTOrckWk&_r=1 https://t.me/SIHCSTelegram
Waa warbixin soo koobeysa wax qabadka, fursadaha iyo Adeegyada Caafimaad ee ay Shirkadda Somali Indians Healthcare Services uheyso Bulshada Soomaaliyeed || waxaa diyaariyay Radio Mogadishu Si'aan kuugu adeegno nagala soo xiriir lambarada Shirkadda ama riix Link-yada Mahadsanid.👇 +252614033371/+252614033347 +252614023336. https://wa.link/32vvzp https://wa.link/u0yomg https://www.facebook.com/322465667608921 https://www.tiktok.com/@somali.indians?_t=8sPGTOrckWk&_r=1 https://t.me/SIHCSTelegram
Jimca Wanaagsan Macaamiisheena qaaliga ah iyo Asxaabta nagu xiran. Insha'Allaah waxaan bilaabi doonaa Su'aalo ay kuxusan yihiin Abaal marino qaali ah oo aan Jimca waliba soo ban dhigi doono, si'aad uga mid noqoto guuleestayaasha Isbuuc walba oo aysan kuu dhaafin iska hubi inaad kamid tahay Asxaabteena, hadii kalana hada nagu soo biir oo riix linkiyada hoose, Asxaabtaada kalana gaarsii mahadsanid.👇 +252614033371/+252614033347 +252614023336. https://wa.link/32vvzp https://wa.link/u0yomg https://www.facebook.com/322465667608921 https://www.tiktok.com/@somali.indians?_t=8sPGTOrckWk&_r=1 https://t.me/SIHCSTelegram
Ogeysiis muhiim ah || Bishaaro Bishaaro Bishaaro! Dad weynoow adinkuna bil kheyr dhaha. Waxaa lafududeeyay helitaanka Visaha ama Dal-kugalka Hindiya oo ay markii hore Bukaanada Soomaaliyeed dhib weyn kuqabeen qaarkoodna lagu qasbi jiray inay tagaan Isbitaalo iyo magaalooyin aysan kuqanacsaneyn, hada Bukaanka waxa uu si dhib la'aan ah kuheli karaa Visaha Caafimaadka asagoo sitoos ah utagaya Safaarada Addis Ababa Ethiopia, hadii uu rabana asagoo Soomaaliya ama meelkale joogo ayaan deg deg ugu keeneynaa mudo kooban iyo qiimo macquul ah oo raali geliya. Hadaba nala soo xiriir si'aan maantaba kuugu dalabno Mahadsanid.👇 +252614033371/+252614033347 +252614023336. https://wa.link/32vvzp https://wa.link/u0yomg https://www.facebook.com/322465667608921 https://www.tiktok.com/@somali.indians?_t=8sPGTOrckWk&_r=1 https://t.me/SIHCSTelegram
https://www.facebook.com/share/p/PuqaLrkamYLD2E52/
https://www.facebook.com/share/v/HEspbJjtbcxZhLWG/
Channel name was changed to «Somali indians healthcare services»
Adeeg cafimaad iyo deg,deg siimo igu imow shirkada @Somali Indians Healthcare Services
Adeeg cafimaad iyo deg,deg siimo igu imow shirkada @Somali Indians Healthcare Services
https://t.me/SIHCSTelegramTelegram subscribe noo dhaha
https://t.me/SIHCSTelegramTelegram subscribe noo dhaha
https://www.facebook.com/share/v/TgQ1BHmHo5P2Bcrj/
https://t.me/SIHCSTelegramTelegram subscribe noo dhaha
Telegram Channel Link information
Category General
Country 🇸🇴 Somalia
Language English
Type Telegram Channel Link
Subscribers 25
Rate this group

How would you rate this community?

0.0 ★ Join Group →