Telegram
Telegram Channel Link
Somali crypto Telegram Channel Link
👁
2
views
↗
0
joins
About this telegram channel link
Kala soco wixii cusub dhanka wararka iyo cryptaha
Telegram Channel
Latest public posts from this Telegram channel.
900
subscribers
23 Aug 2026
latest post
🚨 WAR CUSUB: Grant Cardone ayaa mar kale si weyn u kordhiyay maalgashigiisa Bitcoin.💰Wuxuu iibsaday in ka badan $27 milyan oo BTC ah, halka wadarta Bitcoin-ka Cardone Capital ay gaartay qiyaastii $200 milyan+.
Fidelity waxay iibsatay Bitcoin ($BTC) qiimihiisu yahay $30 milyan. 📈💰
BLACKROCK waxay hadda iibisay (ama suuqa ka saartay) Bitcoin kale oo qiimihiisu yahay $265.2 milyan
Rick Rieder wuxuu aaminsan yahay in Bitcoin mustaqbalka gaari doonto qiime aad uga sarreeya kan hadda ay joogto.
Rick Rieder oo ka tirsan BlackRock wuxuu rumeysan yahay in qiimaha Bitcoin uu mustaqbalka si weyn u kordhi doono
Crypto waa hanti muhiim ah sida dahabka oo kale💰
16 sano ka hor maanta, Laszlo Hanyecz wuxuu bixiyay 10,000 oo Bitcoin ah si uu ugu iibsado laba pizza oo ka timid Papa John's.Maanta, 10k $BTC waxay ka badan tahay $775,000,000. 🍕🚀
Shirkadda Truth Social ayaa joojisay codsi ay SEC uga dalbatay in la ansixiyo sanduuq maalgashi oo Bitcoin ah (Bitcoin ETF).Laakiin ma ahan inay ka tanaasuleen Bitcoin ETF-ka. Waxay rabaan inay codsi cusub kusoo celiyaan qaab ka wanaagsan oo sharci ahaan iyo ilaalinta maalgashadayaasha uga xoog badan.
🚨 BlackRock ayaa hadda u wareejisay $450 milyan oo Bitcoin ah iyo $55 milyan oo Ethereum ah dhanka Coinbase.
Trump wuxuu leeyahay:“Marka dagaalka Iran dhammaado, suuqa stock-ka aad buu u kici doonaa, inflation-kuna si weyn ayuu hoos ugu dhici doonaa.”
Dad badan ayaa lacag geliyey suuqa crypto-ga, lacagtaas oo gaareysa $857.9 milyan.Sababta waxaa la leeyahay waa in dowladda Mareykanka ay dhowaan u codeyn doonto sharci la yiraahdo CLARITY Act, kaas oo la filayo inuu crypto-ga u sameeyo sharciyo cadcad.🚀
Maanta Senate-ka Mareykanka ayaa u codeynaya Kevin Warsh inuu noqdo madaxa cusub ee Federal Reserve. Dad badan waxay filayaan inuu crypto taageeri karo, taasoo kor u qaadi karta Bitcoin iyo suuqa crypto 🚀Ma soo dhawenysaa arinta adiga 👀
Bitcoin oo gaartey 82,000$ Waxan sugnaaba waa 100k 📈
💥 DEG DEG:👨💼 Changpeng Zhao (CZ), aasaasaha Binance, ayaa sheegay in Elon Musk uu yahay “alien” 👽🗣️ “Theory-gayga waa inuu yahay qof ka yimid meeraha kale. Wuxuu doonayaa inuu ku laabto home planet-kiisa, Mars-na waa kaliya stop-kii ugu horreeyay.” 😂🚀
🔥 SAYLOR: “Iibso Bitcoin ka badan inta aad iibineyso.”
Degdeg: 🇸🇦 Suuqa saamiyada Sacuudiga ayaa sare ku xirmay iyadoo la filayo warbixinada faa’iidada shirkadaha iyo furitaanka suuqa ee maalgashadayaasha shisheeye 1-da Febraayo.
WAR DEGDEG AH: 🇮🇷🇮🇱 Dhaxal-sugihii boqortooyada Iiraan ee musaafurka ku jira, Reza Pahlavi, ayaa sheegay in haddii uu talada la wareego, uu si rasmi ah u aqoonsan doono Dowladda Israa’iil.
Telegram Channel Link information