Home › Groups › Mohamed Amin ₿
Mohamed Amin ₿ Telegram
Telegram Channel Link

Mohamed Amin ₿ Telegram Channel Link

★★★★★ 0.0 (0 ratings)
👁 2 views ↗ 0 joins
🇸🇴 Somalia 🌐 English # General
About this telegram channel link
Walaal ku soo dhawoow channel-ka Mohamed Amin
Telegram Channel

Latest public posts from this Telegram channel.

159 subscribers
24 May 2025 latest post
Click to fetch the latest posts directly from Telegram.
15 sano ka hor, Laszlo Hanyecz wuxuu kharash gareeyey 10,000 #Bitcoin oo markaas qiimaheedu ahaa $30 si uu u iibsado laba pizza oo Papa John's ah.Maanta, 10,000 #Bitcoin qiima ahaan waxay gaaraysaa in ka badan $1,100,000,000.BTC halaga faa'ideysto.
Meeshaa dad badan baa ka qadeeyay adiga maka mid tahay dadka ka qadeeyay ?
Hadii aad dooneyso in aad la socoto xogaha ku saabsan suuqyada digital-ka ah iyo guud ahaan technology-yada hada booqo barteena X (twitter) kuna xirnow👇🏻https://x.com/eng_mohamedamin/status/1920867075888751001?s=19
https://x.com/eng_mohamedamin/status/1914315586898743671?t=a3RdI3eDIY1zGo1JkW9LiQ&s=19
Walaaha ku jira halkaan YouTube kii aan dhawaan daaha ka qaadnay meel fiican bay marinayaan mahadsanidiin. 💙 Hada booqo oo subscribe dheh👇🏻https://youtube.com/@eng_mohamed_amin?si=_Ff-K5Ks-XLSsr9x
Sida loo isticmaalo app-ka Taran ee sarifka lacagaha crypto 👇🏻https://youtu.be/wMHRZAkqzQ0?si=DpVmOASPrwYyKd_c
Hadii aad dooneyso in aad la socoto xogaha ku saabsan suuqyada digital-ka ah iyo guud ahaan technology-yada hada booqo barteena X (twitter) kuna xirnow👇🏻https://x.com/eng_mohamedamin/status/1920867075888751001?s=19
Hadii aad dooneyso in aad hesho xogo badan oo muhiim ah ama qormooyin dhiirigelin ah hada booqo twitter-kaan follow-na dheh 👇🏻https://x.com/eng_mohamedamin/status/1920867075888751001?s=19
Ku soo dhawaaw group-ka Somali Crypto Community halkaan ku xirnow oo nala soco halkaan waa madasha ugu muhiimsan ee lagu soo gudbiyo casharada iyo wararka ku saabsan suuqa cryptocurrency ( join us )
Hadii aad dooneyso qormooyin dhiirigelin ah oo noloshaada wax badan ka badala hada booqo twitter-kaan follow-na dheh 👇🏻https://x.com/eng_mohamedamin/status/1920161545759191054?t=nSTsoZ6FqSslY9mOCzy1iA&s=19
Waxaan idiin haynaa course crypto ah oo waliba bilaash ah course-daan waa fundmental waxaana ugu talagalnay dadka ku cusub suuqa crypto in ay ka faa'ideystaan.FG: Hadii aad dooneyso course-daan bilaashka ah buuxi shuruudaha hoos ku xusan. ⬇️🔷 Waa inaad ku biirtaa group-keena telegram-ka ee Somali Crypto Updates.🔷 Waa in aad ku soo biirtaa barteena X ee Mohamed Amin.🔷 Waa in aad like saarto post-gaan una share gareeyso asxaabtaada.Hada ku biir telegram group-keena 👇🏻https://t.me/Somali_Crypto_Community
Telegram Channel Link information
Category General
Country 🇸🇴 Somalia
Language English
Type Telegram Channel Link
Subscribers 159
Rate this group

How would you rate this community?

0.0 ★ Join Group →