Telegram
Telegram Channel Link
MANCHESTER CITY FANS SOMALI💙 Telegram Channel Link
👁
4
views
↗
0
joins
About this telegram channel link
✔️Waa Channelka Rasmiga ah Ee Tageerayaasha Kooxda Mancity. ▶️waanu kufaanaa kooxdan hadaan nahay mancity fans ▶️waxaan idin so tebin doonaan suuqa kala iibsigs xogaha kacusub wararka kooxda iyo natiijoyinka kulamada ay kooxdu ciyaarto. War xaqiiqa I.A.
Telegram Channel
Latest public posts from this Telegram channel.
220
subscribers
05 Sep 2023
latest post
Waxaa maanta la sameeyay isku aadka koobka kooxaha aduunka. Manchester City ayaa semifinalka koobkan ka hor tagi doonto kii soo badiyo midkood kooxaha kala ah Club Leon iyo Urawa Reds.Sida caadiga ah kooxaha soo qaada UCL ga waxay koob kan ku biiraan marki uu soo gaaro semifinalka.
GALAB WANAAGSAN!! 🔵🔝💙💙💙💙💙💙💙💙💙
MANCHESTER CITY FANS SOMALI💙 pinned a photo
🔜 kulanka xiga : ⚽️ West Ham 🆚️ ManCity 🏆 Premier League🏟️ London Stadium 📅 16 September 2023⏰ 5:00 pm 🔜
MANCHESTER CITY FANS SOMALI💙 pinned «Asc dhamaan asxaapta Groupka Manchester city Fans somali warkiina keena saaxiibayaal Malmaahan mashquul Ku jirey Groupkana kayara mashquul Lakiin iminka waan soo noqday Citizens family Qalpiga Igaga taaliin saaxiibayaal dhamaantiin Warbixinihii kooxdana dub…»
WAXA Farxad noo ah in kooxdeena Toddoba ciyaartoy oo kamid ah kasoo muuqdaan Team of the season oo lasoo saaray ee koobka champions Leage 2022/2023 🌟 𝑱𝑶𝑯𝑵 𝑺𝑻𝑶𝑵𝑬𝑺 🌟🌟 𝑹𝑼𝑩𝑬𝑵 𝑫𝑰𝑨𝑺 🌟🌟 𝑲𝒀𝑳𝑬 𝑾𝑨𝑳𝑲𝑬𝑹 🌟🌟 𝑹𝑶𝑫𝑹𝑰 🌟🌟 𝑲𝑬𝑽𝑰𝑵 𝑫𝑬 𝑩𝑹𝑼𝒀𝑵𝑬 🌟🌟 𝑩𝑬𝑹𝑵𝑨𝑹𝑫𝑶 𝑺𝑰𝑳𝑽𝑨 🌟🌟 𝑬𝑹𝑳𝑰𝑵𝑮 𝑯𝑨𝑨𝑳𝑨𝑵𝑫 🌟
Asc dhamaan asxaapta Groupka Manchester city Fans somali warkiina keena saaxiibayaal Malmaahan mashquul Ku jirey Groupkana kayara mashquul Lakiin iminka waan soo noqday Citizens family Qalpiga Igaga taaliin saaxiibayaal dhamaantiin Warbixinihii kooxdana dub ayaan ubilaabi doonaa insha allah groupka inaa kuwada hadashaan idinku sameyey citizens family oo isku barataan ee sharciga groupka inoo dhowra walaalayaal . Come on Citizens 🔵💙👍
"Ma sugi karo"Erling Haaland oo hadlay kahor kulanka Manchester derby 😏
https://www.facebook.com/profile.php?id=100008574252713HaLkan igaLa socda Saaxiibayaal .
#ManCity #wallpapersInta kee dookhaaga ah 🤔 👇
👑
Asc dhamaan asxaapta Groupka Manchester city Fans somali warkiina keena saaxiibayaal Malmaahan mashquul Ku jirey Groupkana kayara mashquul Lakiin iminka waan soo noqday Citizens family Qalpiga Igaga taaliin saaxiibayaal dhamaantiin Warbixinihii kooxdana dub ayaan ubilaabi doonaa insha allah. Come on Citizens 🔵💙👍
EA Sports FIFA Man of the Match...✨ Erling Haaland ✨⚒️ 0-2 🔵 #ManCity
Sawirkan>>>>>>
Telegram Channel Link information