Home β€Ί Groups β€Ί Liverpool Somali Fans
Liverpool Somali Fans Telegram
Telegram Channel Link

Liverpool Somali Fans Telegram Channel Link

β˜…β˜…β˜…β˜…β˜… 0.0 (0 ratings)
πŸ‘ 5 views β†— 2 joins
πŸ‡ΈπŸ‡΄ Somalia 🌐 English # General
About this telegram channel link
Halkani Waa Telegram Channel-ka Rasmiga ah Ee Liverpool Somali Fans.βœ…οΈ Waxaad ka heli kartaaπŸ‘‡ Wararka Suuqa, highlights-ka kulamad kooxda, goolasha kulan kasta isla waqtiga ay ciyaartu socota iyo highlights-ka Ciyaartoyda kooxda Lala xiriirinaayo. πŸ”΄β€οΈ
Telegram Channel

Latest public posts from this Telegram channel.

787 subscribers
04 Sep 2026 latest post
Click to fetch the latest posts directly from Telegram.
Waa labada Goal ee Alexander Isak. ❀️😍Emoji kala nuuc ah saara asxaabtayda
πŸš¨πŸš¨πŸš¨πŸš¨πŸ’£UPDATE:Waxaa la sheegay in wadahadalladu hadda marayaan heer aad u horumarsan, iyadoo la filayo in heshiis laga gaaro maalmaha soo socda.Lacagta aasaasiga ah (base fee) ayaa la filayaa inay ka hooseyso Β£70 milyan. πŸ‡¬πŸ‡²
Sadaasha ka qayb qaado oo ka mid noqo 12 qof ee nasiibka u yeelan doona
https://www.facebook.com/share/p/18bs4nTTX3/Halkaas isha ku haaya, hadaa rabtid inaa ka qayb qaadatid shadaasha.
Hada kadib News-yada qaar halkaan soo dhigaynaa, waxa idinka rabaa idinkana inaa Emoji kaal nuuc ah saartaan Post kasta.
πŸš¨πŸ’£π—ͺ𝗔π—₯ π——π—˜π—š-π——π—˜π—š 𝗔𝗛:PSG ayaa Ibrahim Mbaye ku qiimaynaysa 70 milyan oo Euro. πŸ˜²πŸ”΄Hadda suurtagal maaha inay Liverpool sii wado heshiiska.❌️
Follow this link to join my WhatsApp group: https://chat.whatsapp.com/Ia5W4jtTroc3OiMScrOtG2?s=sh&p=a&ilr=4 Salaan asxaabta, waxaan raadinayaa 150 ilaa 200 oo taageere daacad ah oo si gaar ah u jecel page-keena 'Liverpool Somali Fans'. Waxaan idinka codsanayaa…
Follow this link to join my WhatsApp group: https://chat.whatsapp.com/Ia5W4jtTroc3OiMScrOtG2?s=sh&p=a&ilr=4Salaan asxaabta, waxaan raadinayaa 150 ilaa 200 oo taageere daacad ah oo si gaar ah u jecel page-keena 'Liverpool Somali Fans'. Waxaan idinka codsanayaa inaad group-kan WhatsApp-ka ku soo biirtaan si aan wadajir uga shaqeyno difaaca page-ka, maadaama uu la kulmayo report-yo aan xaq ahayn. YNWA Mahadsanidiin."β€οΈπŸ”΄
https://www.facebook.com/share/p/1Bd1zTDy77/ Asxaabtayda Telegram-ka ❀️ Page-keena Liverpool Somali Fans waxaa hadda ku socda Report, sidaas darteed waxaan idinka codsanayaa taageero iyo garab istaag. Haddii aad xushmad iyo qadarin inoo haysaan, fadlan…
https://www.facebook.com/share/p/1Bd1zTDy77/Asxaabtayda Telegram-ka ❀️Page-keena Liverpool Somali Fans waxaa hadda ku socda Report, sidaas darteed waxaan idinka codsanayaa taageero iyo garab istaag.Haddii aad xushmad iyo qadarin inoo haysaan, fadlan post kasta oo aan soo dhigo Share saar oo gaarsiiya dadka kale. πŸ™β€οΈWax badan ayaan idiin soo gudbinay, warar iyo xog joogto ah ayaan idiin keenay, maanta anigana taageeradiinna ayaan idiinka baahanahay.Hal Share oo aad sameysaan wax weyn ayuu ii yahay.Aan isku garab istaagno sida hal qoys oo Liverpool ah. β€οΈπŸ”΄YNWA πŸ«‚πŸ”΄
GOAL!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! CODY GAKPO 1-0Emoji kala nuuc ah saara asxaabtayda ❀️ πŸ”₯
Ila shaqeeya oo Loveta badiya anina waa idinla shaqaynaa❀️
GOAL!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! WIRTZ 2-0Emoji kala nuuc ah saara asxaabtayda ❀️ πŸ”₯
GOAL!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!ISAK 1-0Emoji kala nuuc ah saara asxaabtayda ❀️πŸ”₯
https://t.me/+8pPwvLe1z1NlZDI8Qofkii raba meel uu ciyaarta ka fiirsado Group kaan dalaq ha dhaho.Marka hore Channel-keena hadda aa ku jirto Join soo dhaho si aad ua ragto Group kaanWaa kan Link-gahttps://t.me/+8pPwvLe1z1NlZDI8
Idinka Lee dagaal sheegay la dhahaa alaabtaan. Yaaba is daagalayπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚Emoji kala nuuc ah saara asxaabtayda ❀️
Telegram Channel Link information
Category General
Country πŸ‡ΈπŸ‡΄ Somalia
Language English
Type Telegram Channel Link
Subscribers 787
Rate this group

How would you rate this community?

0.0 β˜… Join Group β†’