Telegram
Telegram Channel Link
Funded Next Somalia πΈπ΄ Telegram Channel Link
π
3
views
β
0
joins
About this telegram channel link
https://t.me/+Da0Sls7zvzdmYTA0
Telegram Channel
Latest public posts from this Telegram channel.
734
subscribers
16 Mar 2026
latest post
Hamablyo shirkada Funded next waxay jirsatay 4 sano waxayna bixinaysaa qiima dhimis ah in qofkii accoun gato uu helayo isla acounka uu gatay oo free ah nooc walba ee u ahaadaba ama Cfd ama futures-kaba.Haduu qofku gato 100k wuxuu helayaa 100k kale oo free ah.Wuxuu ku egyahay ilaa 19 march yacni 3 bari ayaa uu soconyaa ee ka faaidayso.Coupone Code-kan isticmaal: FNBDAYLinkiga iska diwaangalinta waakan ee raac πhttps://fundednext.com/?fpr=khadar-hassan52
https://fundednext.com/?fpr=khadar-hassan52Raaca linkiga iska diwaangalinta xilli kasta oo accoun gadanaysaan si aan suaalaha idinkaga caawino mahadsanidiin.
War faraxad leh kadib markii Wadanka maraykanka shirkadihii propfirm yadii ay dhibaato kasoo wajahday oo sharciyo iyo waxyaaba badan lagu xirayo oo shirkado badannoo propfirms ah ka guuren joojiyeena dad cusub inay accouno ufuraan oo jooga maraykanka waxaa usoo laabtay fundednext oo shuruucihii iyo waxyaabihii laga rabay xalisay awal FTMO Baa samaysay hadana Fundednext waana labadooda bas sidaan ka war hayo Tan waxay muujinaysaa ama kalsooni siinaysaa traderska accoumada ku leh waxay siinaysaa kalsooni inay shirkada ay tahay Legit ama mid sugan oo ay ka dheer yihiin musuq iyo is dabamarin maadama shurucda ay ka baqyaan. Waakan linkiga iska diwaangalinta si aan kaaaga cawino wixii xog ah mahadsanid.πhttps://fundednext.com/?fpr=khadar-hassan52
War Farxad Leh Funded Next Oo Xaqiijisay inay Heshay SHARCI dulaalnimo Oo Ayada Ugaar Ah Server-ro Ay Ayada Leedahay Ayaan Ku dul Trade Garayndoona Taaso keenaysa Inaysan jirin Cid kale oo Ayaga Iyo Anaga Faaido Nagu dulsamayn Lahayd Waa War Farxad Leh Asxaabey Shirkadaan Waan idiin Sheegay Inay Legacy Rabto Waxayna Horay Ubalanqaaday Inay Noqon Doonaan Shirkad Lagu kalsoonaan Karo Oo wax Ligligi Kara Aanay jiri Doonin Waa Sababta ay Imaaraatka Udageen Shuruucda USA IYO CANADA Ma Dhibayaan Waa Xor Awood uleh Inay Wadankasta La Macaamilaan Marka Accoumadiina Xoogooda Halkaan Dhigta Hadaad legacy Idinkana Rabtaan Mahadsanidiin Wllyaaal.Iska Diwaan Gali Linkigaan Hoose Si Aan awood ugu Yeelano Inaan Kucaawino: πhttps://fundednext.com/?fpr=khadar-hassan52Discount Code /Coupon Code : Hagaag05
Discountigii Waa kan isticmaala : Hagaag05https://fundednext.com/?fpr=khadar-hassan52
Discountigii Waa kan isticmaala : Hagaag05https://fundednext.com/?fpr=khadar-hassan52
Waxay Soo kordhiyeen 25 Shaqaalayaal ah Oo Cusub 25 kalena waa Lagusoo darayaa Waxay Sameeyeen Qofka Accoun Shirkada Ku leh Rag Gaar ah ayaa Caawinaya Website-ka Dhexdiisa Waxaa Jira mid su'aalaha Dadka Inta Badan Is waydiiyaan Kaa caawinaya Xataa Luuqadaa Englishka Hadii Uusan qofka Ku hadlin Dhib malahan waxay Kugu Caawin Karaan Luuqada Badan yacnii Luuqadaha Aduunka Ugu waawayn Arintaan Brokers-ka Ayaa Sameynjiray Balse Shirkadii Uhoreysay oo Funding ah Oo Smaeeya Waa Ayaga Runtii Hadlakoodi ahaa Waad Nagu kalsoonan Doontaan Ayay Ku jiraan Ka dhabayntiisi in Sidii Brokerkii Ay Wax u Caawiyaan Annaga Ahaan Khibradeena Mudo 3+yrs Shirkad Caawimaad Noocan ah Sameysay Ma jirto In Qofka Accounka ka Furta Si gaar ah Loo Caawiyo dadka Kalena Si Gaara, Luuqado badan; Runtii Waan u Hambalyeynayaa Sida Shirkada Ay Baahi kasta Uga Jawaabayso waligiina Eega Hadaada Aragtaan Shirkad Isla markiiba Kasoo Jawaabaysa Dadka cabashadooda Waa Shirkad Rabta Inay Hormarto Oo Sumacad Iyo Dhaqaalaba Siyaadsato .
Shirkada Waxay Sameynaysaa Imrovement( Sii wanaagsanaan) waxaan Idiin Sheegay In Waligiin Shirkad Markay Cusubtahay Aan La Dhihi Nooma Soo Jawaabayaan Waa Tuugo Dadka Ma Caawiyaan Dhamaan Shirkadihii Hore Waxay Soomareen Dhibaatooyinkaas Ah in Laga Cabto Jawaab la aan Balse way Ka Gudbeen Oo shaqaalayaal ayey Sameysteen Sababtoo Ah shirkada Shaqaaleheeda Inay Badiso Waxay Ku Xirantahay Sara Ukaceeda yacni baahida oo Fara badata Marka Shaqaale marka la keenayo Ma ahn Inuu Qofka Horay Uga Bilaabayo Shaqada Waxaa training Lasii Nayaa Bilo Marka Shirkadaan Funded Next Waxyaabihii Aan ku Dooranay Ayaa Ahaa In Deegaankeeda Meeshay ka dhisan Tahay uu Fiicanyahay, Somalia way Ogol Yihiin , Shuruuc Laguma Xiri Doono hadhow Markay Aad Iyo aad Usii Koraan , Dhamaan dadkii MFF Kasoo Tagay Badankood Ayaa Halkaas Yimaaaday Sababtoo Ah ayagaa Ubalan qaaday In Abid Aysan Ka Walwalin Probfirm Xirmada Sababatoo Ah Deegan ahaan waa UAE sharciyadeedana Probfirm Lamid ah Ma Jiro Maantay.
https://youtu.be/nui_aMhAMlE?si=MLF6kmJ77jY_lzmw
War Farxad leh Shirkada Xilli Kasta way Shaqaynaysaa 24/7 Hambalyo Bahweynta Funded Next .
https://youtu.be/NBJI0OYuBSg?si=GmhpAwo38E_umTVG
https://youtu.be/NBJI0OYuBSg?si=GmhpAwo38E_umTVG
https://youtu.be/NBJI0OYuBSg?si=GmhpAwo38E_umTVG
Channel name was changed to Β«Funded Next Somalia πΈπ΄Β»
https://t.me/joinchat/K90Q7HkRrOpjYmE0
6+ hrs Ayaan Muuqaalkan Iigaga Baxday waa muhiimada shirkada waxaan aaminsanahy iniinan Baahi danbe uqabi doonin Shirkad Maanta wixii Ka danbeeya awaloo dhan dagdag waan diidanayn Ilaa Aan arinteena Go'aan qiima bdan ka gaarno Maanta wixii ka danbeeya probfirms kuma wareeri doontid shuruuc iyo waxkasta videoga waa ku jiraan insha allah .
Members garoup ka waxaa idinku bogaadinaynaa inaad naga sugtaan xogta company ga iyo shuruucihiisa iyo shaqadiisa siday usocoto fadlan vedio aan soo galindoono wakhtiga dhow naga wars warsuga waxaad og markhaati katihiin inaan idin caawinay oo aan idiin heelanayn waxkasta oo su aal ahna idinka caawin jirnay maalin iyo habeenba taas waa isku leenahay waa soowadnaa companygaas xogtiisa π
Aniga Ahaan waxaan Mudo Baarayay Oo Soo Bartay Shuruucda iyo Xogta Shirkadaan Fundednext Deegaan Ahaan Mesha laga Leeyahay Waa UAE( Imaaraat-ka) Sharciyada Myforexfunds iyo Adana Waxba Nooguma Kala duwana Sababahaan U Go'aansanay shirkadaan Iyo Xogteeda Ayaan Idinla Soo Wadaagayaa Insha allah .
Gudoomiyaha Gudiga Ahna garsooraha Ayaa Warqad Soo Saaray Asagoo sheegay In akhrinta Waxyaabaha Ay soo Buuxsheen Shaqaalaha ahna gudiga Ontario Ee Securities-ka Ay maxkamadu labada Dhanba Kula talisay inay Ogolaadaan Dib Udhigista Dhagaysiga Arjiga.wuxuuna Noqonayaa Waqtiga La dhegysan doono Arjiga 30 Oct 2023 10: 00am markay anaga Noo Tahay Lixda makhribnimo Wuxuuna Udhacayaa Hab Muuqaal ah.Ama waqti Kale Oo Laabada Dhinac Iyo Maxkamaddaba Isla Ogolaadaan Ayay Dhici karaysaa Dhagaysiga Arijagan.
Fadlan Qof Aan Ku Caawin Karin Haraacin Linkigiisa waxaad ubaahantahay inaad howlahaaga Tradingka aad Wadatid Wixii su aal ah iyo wixii Caawin ahna Qofkii linkigiisa Aad Raacday Toos Aad uwaydiisid Oo Aadan Is Dhibin Hadii kale Nin Aad linkigiisa Raacday Baa Hadana Howshi caawinta Aan Ku qabanayn Faham Nidaamka Link Raacidda.
Telegram Channel Link information
Category
General
Country
πΈπ΄ Somalia
Language
English
Type
Telegram Channel Link
Subscribers
734