Home › Groups › Somali Jobs💰
Somali Jobs💰 Telegram
Telegram Channel Link

Somali Jobs💰 Telegram Channel Link

★★★★★ 0.0 (0 ratings)
👁 3 views ↗ 0 joins
🇸🇴 Somalia 🌐 English # General
About this telegram channel link
Halkaan waa Madal aan kusoo baahin doonno Dhamaan fursadaha shaqo ee kabanaanaada: ●Somalia ●Geyiga soomaali oodhan ●Dalalka Deriska ah ●Hay'adaha kaladuwan ●Dalalaka Dibada ah ■Hadaba nagu soo biir si aad uhesho shaqo✅
Telegram Channel

Latest public posts from this Telegram channel.

167 subscribers
08 Oct 2024 latest post
Click to fetch the latest posts directly from Telegram.
Kusoo dhawaaw akadeemiyadda barashada Farqurxinta ,ee Alnuur ,Matahay Arday,macalin,Ama qof doonaya inuu Hab qoraalkiisa iska saxo ,waxaa diyaar kuu ah macalimiin ,Tababar sare uleh ,habka farqurxinta iyo saxiixyada ,hadaba laxiriir What's app :+252 684215057 #Diiwangelin kaliya ayaa jirta waa qiimo dhimis ee kafaaidayso insha allah
Kaliya diiwaan gelin ayaa bixinaysaa 6biloodba hal mar quraanka waxaa laguugu barayaa si wanaagsan oo lacag la'aan ah laxiiriirAlnuur quraan online academy what's ap:+252 684215057DAL IYO DIBAD MEESHAA JOOGTID BA.
You need to doing now 👇《HADDA WAA INAAD QABATAA》#dhiirigaliye_mohamed_omar
Fursad Shaqo DUGSIGA khadija p.s.school waxaa kabanaan Boos Macalinimo ahMaadooyinka ●Math● Science Shuruudaha laga doonaya codsadaha1)inuu kabaxay kulliyada wax barashada 2)leeyahay khibrad macalinimo3)Leeyahay Hab Dhaqan Wanaagsan4)ku fiicanyahay Maaraynta Fasalka F.G: Dugsigu waxa uu kuyaalaa Degmada Dharkaynleey gaar ahaan xaafadda Suuq liif Kusoo dir Codsigaaga numberkaan hooseTell:0615561264 Ama 0615888691
Fursad shaqo oo deg deg ah waxa kabanaan Dugsiga Al.hudaa international macalin Biology & chemistryshurudaha lagarabo 1:shahado jamacad inuhaysto2:inu soshaqeyay mudo uguyaran 2sano3:inu imtixamka diyar uyahay 4: Degmada Holwadaag iyo nawaxiga Gubta Tel: 0615990208
Allah u naxriisto ismaaciil haniyah oo weerar gaadmo lagu dilay magaalada tehraan ee dalka iiraan. Garab weyn ayaa ka baxay ururka xamas iyo falastiin oo dhan.Join👉 @Baraarug24
Fursad MacalinimoWaxaa loo baahan yahay macalimiinta Kala ah:1. English + Bussiness.2. Somali + Technology.3. Tarbiya + carab.Shuruudaha1. Inuu *Shahaado jamacadeed* haysto.2. Macalinka maadada *English ka ah waa in uu English to English* wax ku dhigi karo (preferable Kenyan teachers having *KCPE and KCSE*)3. In baruhu leeyahay khibrad *2-3 sano* ah.4. Inuu degan yahay ama Ku dhow yahay Degmada *yaqshid* gaar ahaan *Ceymiska.*5. Inuu diyaar u yahay inuu maro *Exam tijaabo ah.*6. Inuu shaqeyn Karo fulltime ( yaani 5 beri).Fadlan Ku dir *CV* gaaga iyo copy shahaadooyi Kaaga +252 61 6354876
https://www.facebook.com/share/v/E3nWuHkjYRnNvYUm/?mibextid=qi2Omg
Fursad ShaqoBTI Man Power Waxa uu qadanayaa Shaqaale Xirfad uleh Suuq gaynta , Fadlan kusoo dir CV Emailka hoos ku Xusan.Email: hr.mobilization1@Gmail.comMahadsanidiin
Fursad shaqo school 🏬 oo dagdag ah :Iskuulka Alfurqaan modern primary and secondary school waxa uu raadianyaa macallin maadooyinkan dhigi kara1. Teknoloji2. EnglishShuruudaha laga rabo Macalinka soo codsanaayo booskan: 1.waa in uu haystaa shahaado jaamacadeed2.waa in uu Maarayn karaa fasalka3.waa in uu diyaar u yahay imtixaan Oral iyo writing ah FG schoolka wuxuu ku yaalaa Degmada Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho Wixii faahfaahin ah Kala xariir 615999179
Fursad shaqo oo dag dag ahFursat shaqo home teaching Xaafadda: carafaaat. Ee muqdisho shaqada: English iyo xisaaab ilmo diyaaasbaro ahGalinka: 3 maaalinMushaar : hashiis Tirada ardayda : 4 arday. Faafaahin kala xariir 0615036540. Dhamaad.
Telegram Channel Link information
Category General
Country 🇸🇴 Somalia
Language English
Type Telegram Channel Link
Subscribers 167
Rate this group

How would you rate this community?

0.0 ★ Join Group →