Home › Groups › Nasri Gaming
Nasri Gaming Telegram
Telegram Channel Link

Nasri Gaming Telegram Channel Link

★★★★★ 0.0 (0 ratings)
👁 1 views ↗ 0 joins
🌐 International 🌐 English # General
About this telegram channel link
Soo dhawoow halkan ugu kaalay Games ka nooc walba
Telegram Channel

Latest public posts from this Telegram channel.

376 subscribers
29 Oct 2026 latest post
Click to fetch the latest posts directly from Telegram.
Muuqalka rakibida oo dhamaystiran waakan tiktok cilad ayaa kajirta
Somali efootball 2027 beta version ( nooc tijaabo ah )

Waxaa kujira xulka somaliland iyo xulka Somalia

Waxaa lawada ciyaari karaa Online friendly match iyo offline friendly match

Coming soon
Efootball 2027 offline last version Nocii ugu danbeeyay lasoodag hada 👇 https://unlocklink.web.id/unlock/ee1066942d0733498ca775a16be787f2.php
Telegram post media Saaxibayaal haben wngsan inaa fiican tihiin rajaynayaa

Bishii ugu danbaysay dad aad ubadan ayaa nagu soo biiray taasina waa wax cajiiba runtii waanad mahadsan tihiin mar walba

Aniga 2020 ilaa 2023 ayaa iigu danbaysay kahadlida games ka iyadoo afsomali lagu soo gudbinaayo youtube ayaan soo dhigi jiray xiligaas maadaamo dadka xiligan ay aad ubadan yihiin marka loo eego xiligaas

Kwrn hadii aan idiin soo galiyo games ka nooc walba gaar ahaan mods aan wax kabadal kusameeya sida patch ka ciyaaraha efootball oo qaab somali loo nashqaeeyay iyo dhamaan games ka aan u arko in larabo

Aniga markii hore marabin inaan sii wado balse dadka oo kordhay dartood waxaan dareemay masuuliyad

Fikirkaaga nala wadaag

Mahadsanidiin🤝
Telegram post media eFootball 2027 Offline MOD APK – NEW UPDATE WAAKAN UPDATE KA CUSUB EE EFOOTBALL 2027 OFFLINE LINK 👇 https://nasrigaming.blogspot.com/2026/10/efootball-2027-offline-mod-apk.html?m=1 Credit_ Bedogaming
Halkaas hadii uu ku istaago 0 dhibaatada waa khadkaaga iska sug ama soodajiso xiliyada uu qadka fudud yahay
Telegram post media eFootball 2027 Offline MOD APK – NEW UPDATE WAAKAN UPDATE KA CUSUB EE EFOOTBALL 2027 OFFLINE LINK 👇 https://nasrigaming.blogspot.com/2026/10/efootball-2027-offline-mod-apk.html?m=1 Credit_ Bedogaming
Telegram post media Hello everyone, good evening!
I have seen messages from many people saying that the game is not working due to various issues.
⚠️ The most common errors are “Download Complete” and another issue where the game fails to download for some people.
I might make a video about these issues if I get the chance.
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🔹 Solution for the “Download Complete” error:
There is no other solution except placing the Assets backs and download folders in the correct locations. Please watch the two videos specifically made to show you how to install the game correctly, and follow the steps carefully.
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🔹 Solution for those who cannot download the game:
Although many things can cause this issue, the main reasons could be a weak internet connection or a problem with your browser. My advice is to clear your Chrome browser data and then try opening the link again.
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
✅ These issues are not major, and their solutions are quite simple. If you carefully follow the steps shown in the videos I have been posting over the past few days, you should be able to fix them easily.
🎥 I have shared everything with you through videos as much as I could, so please try to understand and follow the instructions.
❤️ Thank you once again, everyone. Have a good night!
Telegram post media Asc saaxibayaal, haben wngsan! ❤️
Waxaan arkay fariimaha dad badan oo game ka uu ushaqayn waayay cilado kala duwan dartood.
⚠️ Errors ka ugu badan waa download complete sidoo kale cilad kale ayaa jirta oo ah inaysan soo usoo dagayn dadka qaar.
Waxa laga yaaba inaan muuqal kasameeyo hadii aan fursad uhelo.
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🔹 Xalka download complete:
Iyada maleh xal kale oo aan ka ahayn inaad meelaha saxda ah dhigto Assets backs iyo download oo ah folder lasocda fadlan daawo laba muuqal oo khaas u ah rakibida game ka si sax ahna u raac talaaboyinka.
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🔹 Xalka dadka ayna usoo dagayn:
In kastoo waxyaabo badan ay sababi karaan ciladan hadana waxa ugu wayni ee keeni kara waa internet kaaga oo daciifa ama khal khal kajira browser kaaga > talada aan idin kula talin lahaa chrome kaaga clear data dheh kadibna dib ugu laabo link ga.
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
✅ Ciladahan ma ahan kuwo waa wayn waana kuwo xalkooda aad udhaw yahay hadii aad sifiican uraacdo talaaboyinka muuqalada maal mihii udanbeeyay aan soo dhigaayay si fudud ayaad udhaafi kartaa.
🎥 Marka wax walba iyaga oo muuqal ah ayaan idin la wadaagay intii aan awooday iskudaya inaad fahantaan.
❤️ Mar kale mahadsanidiin habeen wanaagsan
🔥 eFootball Mobile 2027 Offline — OUT NOW! The offline version is now available. Download: APK: 👇 https://gofile.io/d/dQoBqLJa STADIUM 👇 https://gofile.io/d/nXpXJDqy MT MANAGER 👇 https://mt-manager.softonic-id.com/android Thanks for your support. Enjoy…
Telegram Channel Link information
Category General
Country 🌐 International
Language English
Type Telegram Channel Link
Subscribers 376
Rate this group

How would you rate this community?

0.0 ★ Join Group →